Monthly Archives: November 2010

I LAALI DEGAANKA CALMADOW

Waxaa waajib ka saaran yahay dadka degan degaankaa innay ilaashadaan degaankaas taas oo qiimma gaar ah uu aduunka ka leeyahay degaanka dabiicigga ah,taas oo Dhir iyo Xayawaan badan oo aduunka in tiissa kale aan lagga helin ay jiraan.

Posted in Uncategorized | Leave a comment